Kii warqadda dhiibay aragnaye, kii qof dhiibay?…. Qore: yahya Amir

A-Dowladii Somalida ee shibilka aheed ayaa 1967 dacwad ku soo oogtay Wasiirkeedii Arrimaha Dibadda- qayaana qaran,kuna xakuntay 24 sanno. Muxuu sameeyay?. Wasiirkii arrimaha dibadda Md. Axmed Yuusuf Ducaale( fiiri sawirka) ayaa booliska Somalidu ka qabteen Iridda Safaaradii Farnsiiska ee Mogadishu 14 Agoosto 1967 asaga oo halkaa kula balansanaa Safiirkii Itobiya u joogay Somaliya si uu […]

Continue Reading

Sawirro: Shirka dib u heshiisiinta Bulshada Mudug oo Galkacyo ka furmay

kulan looga hadlay nabad u helida bulshada ku wada nool gobolka mudug waxaa uu daba socday mid shalay ay madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland ku yeesheen garoonka diyaaraha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Galkacyo. kulanka dib u heshiisiinta ah  oo ka dhacay  waqooyiga gaalkacyo, waxaa ka qeyb galay madaxda kala duwan ee  labada maamul, oo ay […]

Continue Reading

KENYA SEDEE BAY U XALISAY MARKII DOWLADDA ETHIOPIA AY AF DUBATAY SARAAKIIL ONLF?

KENYA SEDEE BAY U XALISAY MARKII DOWLADDA ETHIOPIA AY AF DUBATAY SARAAKIIL ONLF? January 26, 2014, laba Askari oo ka tirsan ciidanka Boliska dalka Kenya iyo saraakiisha sir doonaa dowladda Ethiopia waxay qabteen laba sargaal ka tirsan Jabhada Xureynta Somali Galbeed ( ONLF) ayagoo jooga maqaayad ku taala upper hill, Nairobi. Waxay wateen 3 gaari […]

Continue Reading

Hay`adda caalamiga ah ee ICAO oo go`aansatay in ay hawada Soomaaliya xirto #ReclaimSomAirSpace

1993 ayaa waxaa maamulka Hawada Soomaaliya la wareegay hay`adda ICAO oo ah hay`ad ka tirsan UN. Hay`addan ayaa wixii xiligaa ka dambeeyey iyadoo aanay dowladahii Soomaaliya soo maray wax lug ah ku lahayn waxa ay si kali ahaan ah u maamuleysay Hawada Soomaaliya, iyadoo dakhliga ay ka ururiso Hawada iyo sida loo kharash gareeynayo aanan […]

Continue Reading

Qalbi Dahagax muxuu u gilgiley quluubta Soomaalida ? (Warbixin)

Magaciisu waa Cabdikariim Sheekh Muuse, waxaana lagu naanaysaa Qalbi-Dhagax , taas oo malaha loogu bixiyey calool adeygiisa, balse toddobaadkan wuxuu ruxey quluubta Soomaalida intooda badan, isaga oo noqdey shaqsiga loogu hadal heyn badanyahay baraha bulshada iyo qalabka warbaahinta intuba. Haddii ay kuu tahay markii koowaad ee aad maqlaysid magaca Qalbi Dhagax, waa sargaal sare oo […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxda Galmudug iyo Puntland oo ka shiray Nabadda Gobolka Mudug

Kulanka madaxweyne ku xigeenada mamulada galmudug iyo puntland oo maanta ka dhacay garoonka diyaarada c/llaahi yuusuf  ee magaalada Gaalkacyo waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan labada maamulka iyo mas’uuliin kale waxana looga hadlay nabad raadinta gaalkacyo iyo guud ahaan gobolka mudug oo ay kusoo laa laabteen isku dhacyo maleeshiyaad kasoo kala jeeda galmudug iyo […]

Continue Reading