Sawirro: Soo dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka Galmudug -Galkacyo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Maxamed Xaashi Cabdi madaxweyne ku xigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug oo ay wehliyaan  xobno ka tirsan Labad gole ee maamulka ayaa Goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Ujeedka Socdaal Madaxweyne ku xineekga Galmudug ayaa lagu sheegay dhameystirka wadahadalo horay u socday ee u dhaxeeyay mamaulada Galmuudg iyo puntland.
Dhigiisa ku xigeenka madaxweynaha maamulka Puntland ayaa isna maanta soo gaaray gaalkacy waxana ay labada dhican ka wada hadli doonaan arimaha colaadaha ka jira qeybo ka mida gobolka kuwaas oo badankood dhaxmara dadka reer guuraaga ah ee ku wada dhaqan gobolka Mudug. Kulanka  labada madaxweyne ku xigeen ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco dhanka maamulka galmudug.
IMG_7582 IMG_7584 IMG_7586 IMG_7587 IMG_7588 IMG_7592 IMG_7594
Wariye: Daahir Faarax – Galkacyo