Joe Hart Oo Rajeynaya Inuusan Kusoo Laaban Manchester City
Joe Hart ayaa soo jeediyay inuusan u ciyaari doonin Manchester City, kadib markii uu amaah uga biiray kooxda Torino amaah hal xili ciyaareed ah. goolhayaha dookha koowaad ee xulka England waxaa uu ku war galiyay inuusan danbe kasoo muuqan doonin kooxdiisa islamarkaana uusan qeyb ka aheyn qorshahiisa macalinka reer spain. ka dib markii ay Bravo […]
Continue Reading