Neymar, Luis Suarez Iyo Harry Kane Oo Kasoo Muuqday Liiska Xidigaha U Tartamaya Abaalmarinta Ballon d’Or 2017

Neymar, Luis Suarez, Harry Kane iyo Robert Lewandowski ayaa lagu xaqiijiyay magacyada 30ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta Ballon d’Or ee 2017ka, lakiin Cristiano Ronaldo ayaa noqon doona ciyaaryahanka ugu caansan. weeraryahanka Paris Saint-Germain iyo  Brazil Neymar ayaa ka mid ahaa shanta ugu horeeya ee abaalmarinta  France Footbal liiska ay soo saartay , iyadoo labada […]

Continue Reading

Leonardo Jardim Oo Bartilmaameed U Ah Kooxda Paris Saint-Germain

Macalinka Monaco Leonardo Jardim ayaa lagu soo waramayaa inuu yahay bartilmaameed macalinka kooxda Paris Saint-Germain. Tababaraha haatan Unai Emery ayaa ku guuldareystay inuu si buuxda uga dhaadhiciyo awoodda uu ku ciyaari karo Parc des Princes inuu yahay ninka hogaaminaya kooxda tan iyo markii uu u dhaqaaqay Faransiiska xagaaga 2016. Sida laga soo xigtay TOP Mercato, […]

Continue Reading

Bayern Munich Oo Xaqiijisay In Jupp Heynckes Uu Noqdo Tababaraha Cusub

Bayern Munich ayaa xaqiijisay in macalinkoodii hore Jupp Heynckes ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, inuu bedelayo Carlo Ancelotti ka dib markii laga ceyriyay shaqada tababaraha Talyaaniga. Heynckes oo ka fariistay afar sano ka hor, ayaa Bavarians ku biiray mid ka mid ah kooxaha ugu awoodda badan Yurub, isagoo ku dhameystay seddexda koob ee abaalmarinta ku guuleystay […]

Continue Reading

Sedex Ka Mid Ah Xidigaha Muhiimka Ah Ee Arsenal Oo Dhaawac Kasoo Laabtay

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in xidigo muhiim ah ay uga  soo laabteen dhaawacyo  ka hor kulanka ay u safrayaan kooxda Watford ee Premier League. Iyadoo Gunners ay  guuleysatay afartii kulan ee ugu danbeysay ee horyaalka, tababare Arsene Wenger ayaa waxaa ka maqan seddex ka mid ah ciyaartoydiisa koowaad ee mudadaas, iyadoo Francois Coquelin, Mesut […]

Continue Reading