Alvaro Morata Oo Garoomada Kusoo Laaban Kara Xiligii La Filaayay Kahor
Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata ayaa soo jeediyay in dhaawaca cajirka uu ka fiican yahay markii hore sida looga cabsi qabay. Isbuucii lasoo dhaafay, Morata ayaa lagu qasbay inuu qeyb ka noqdo qeybtii hore isaga baxay kulankii guul darro 1-0 ay ka soo gaartay Manchester City, waxaana lagu soo waramaayay in saxiixa xagaagan uu dhaawac ku […]
Continue Reading