Maxay Tahay RajadaTababare Jurgen Klopp Ee Horyaalka
Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa qirtay in kooxda ku guuleysan karto horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ay u muuqato kooxda Manchester City. Citizens ayaa dhibcaheeda hoos u dhigtay hal mar sagaalkii kulan ee ugu horeeyay horyaalka, iyagoo sii wadaya guulahooda ay gaarayaan waxayna 3-0 ku garaacay Burnley galabnimadii sabtida. City oo ku guuleysatay 11-kulan […]
Continue Reading