Xafladdii Abaalmarinta Somali Youth Award (Sawirro)

Arimaha Bulshada Wararka Maanta

Somali Youth Award ayaa xalay magaalada Muqdisho ku qabatay abaalmarinta haldoorka Dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana Abaalmarintaan oo sanad walba la qabto lagu maamuusaa dhalinyarada hormuudka u ah horumarinta dalka.

Abaalmarintii xalay waxaa ku guuleystay taran mudda 5 billood ah socday:

  1. The best youth organisations Awards – Madashada Nabadda iyo Isdhexgalka Mudugthe
  2. Community service Award – Ahmaad Zawaaj.
  3. The Sports personality Awards- Sayid Ali kuukaay
  4. The Entrepreneur Award- Dek Mohamed Afrika
  5. The Somali youth Female Award- Nasra Bashir Ali
  6. The Literature Award- Mohamed Salax maarre
  7. The Disability Youth Award- Ismail Raagge.
  8. The Sceince and technology Award – IM252.