Wariye C/Xakiim Cumar Jimcaale oo geeriyooday

Wararka Maanta

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Nafwalba waqtigeeda ma dhaafayso, dhammaan shaqaalaha shabakadda Ceelhuur Online waxa ay Tacsi u dirayaan Ehelkii iyo bahda Saxaafadda geerida Allaha u Naxaristo Wariye Abdihakim Omar Jimcale oo ku Geeriyooday isbitaal ku yaal Minnesota dalka Mareykanka oo waayahan uu ku xanuunsanaa.

Samir Allaha ka siiyo dhamaan Asxaabta iyo Ehelka gaar ahaan qoyskiisa iyo Caruurtiisa Janadiina Allaha geeyo.
Aamiin AamiinFB_IMG_1472657592886

Tagged

2 thoughts on “Wariye C/Xakiim Cumar Jimcaale oo geeriyooday

Comments are closed.