War-Saxaafadeed: Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in Shirka la qaban doono 5ta bisha Agoosto, 2019-ka ayna ka qeyb-galayaan 356 Ergo.

Waxaana warsaxaafadeedka Aqrinaya Guddomiyaha Ku-xigenka Guddiga Qaban qaabada Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel).
Video halkaan ka daawo.
https://youtu.be/8dHA2cDWjG4
Qoraal halkaan ka Aqriso.