Shir Wadatashi oo laba Maalmood Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya ugu socday Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ayaa laga soo saaray War-Murtiyeed.
War-Murtiyeedkan oo ka kooban 4 Qodob ayaa looga hadlay heshiis dhexmaray Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda. Hadaba halkaan hoose ka aqriso War-Murtiyeedka.