Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka sheegaya in dowlada Tukriga ay siineyso diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha lahayn dowlada Soomaaliya.
Mucaaradka dowlada Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowlada Soomaaliya in loo tababarayo ciidamo adeegsada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan droneska.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhawaan sheegay inay yaalaan diyaaradahaas garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.