Toos u daawo doorashada Madaxweynaha Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka bilaabatay xarunta Madaxtooyada Cadaado.

Waxaana ku tartamaya saddex Musharax oo kale ah

1. Axmed Cali Hilowle

2. Axmed Ducaale Geelle Xaaf

3. Cabdulqaadir Maxamed Shirwac

Xildhibaanada Galmudug, musharixiinta, wafdi dowlada Federaalka, iyo marti sharaf kale ayaa goobta ku sugan.

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyey.

La wadaag asxaabtaada tabinta tooska ah