Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka oo Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa xalay casho sharaf u sameeyey xildhibaanada Galmudug.

Casha sharaftaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiye ku xigeen 2-aad Barlamaanka, Wasiiro iyo xildhibaano.

Kooxda fanka ee Waaberi Galmudug ayaa maaweeliyey martidii kasoo qeyb gashay madasha, waxaana goobta lasoo jeediyey hadalo u badan mahadcelin.

Shalay ayaa waxaa soo idlaaday kalfadhigii 4-aad ee Barlamaanka Galmudug, waxaana xildhibaanadu galeen fasax 2 bilood ah oo ku eg 5 Luulyo 2017.

FB_IMG_1494147655943 FB_IMG_1494147652400 FB_IMG_1494147648121 FB_IMG_1494147643533