Sawirradii ugu dambeey ee Magaalada Guriceel Janaad

Wararka Galmudug Wararka Maanta

20160830_165027_Fotor_Collage

Halkani waa Magaalada Guriceel janaad, waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu hormarka badan gobolka Galgaduud, Waxaa ka jira ganacsi bulaalay, waxaa ku xeeray tuulooyin farabadan kuwaas oo ay magaalo u tahay.

Isha dhaqaale ee ugu muhiimsan ee Guriceel waa xoolaha nool, inkasto oo sanadahan iibsiga xoolaha nool ee gobolada dhexe ay qiimo dhacday, Badeecada ugu badan ayaa uga timaada dekadda Boosaaso.

Guriceel waxa ay u dhaxeysaa Degmooyinka Dusmo-reeb iyo Matabaan, inkasta oo aysan aheyn degmo rasmi ah ayey hadana ka dad iyo dhaqaale badan tahay labadaas degmo.

Magaaladan ayaa leh goobo waxbarasho, caafimaad iyo xarumo maamul, waxaana gacanta ku haya maamulka Ahlu sunna, waana saldhigga u weyn ee Maamulkaas.

20160830_124413 20160830_124420 20160830_124500 20160830_124501 20160830_165024 20160830_165027 20160830_165036

Tagged

Comments are closed.