Gudoomiyaha Daladda Dhalinyarada Galmudug oo magacaabay Xubnaha Golaha Fulinta

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Gudoomiyaha daladda dhalinyarada dowlad goboleedka Galmudug Mudane Caruuse Macalin Maxamed ayaa magacaabay xubnaha golaha fulinta maamulka daladda, wareegto ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha daladda ayaa lagu magacaabay 5 xubnood golaha fulinta daladda. hoos ka aqriso wareegtada.