Guddiga Doorashada oo Wasiirka Dhalinyarada ka reebay inuu u tartamo kursiga beeshiisa (Cadeyn)

Wararka Maanta

Warqad kasoo baxday gudiga doorashooyinka heer federaal kuna socotay gudiga doorashada Hirshabeelle iyo madaxweynaha Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Nuur iyo Musharixii la tartamayey Axmed Sheekh Nuur inay labada ka dambeeyeen shaqaaqadii ka dhacday xarunta doorashada magaalada Jowhar.

Gudiga ayaa sheegay in labadaas musharax aysan u tartami karin kursiga Beesha Jidle, iyagoo ugu baaqay Ugaaska Beesha inuu soo xulo ergo cusub.
screenshot_2016-12-07-23-14-53-1 screenshot_2016-12-07-23-14-39-1