Jubbaland oo qabatay Ajnabi ka tirsanaa Alshabaab (Sawirro)
Hay’adaha Ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay Saddex Nin oo ay sheegeen inay ahaayeen Ajaanibta ka barbar dagaalanta Ururka Al-Shabaab kana howlgeli jiray deegaanada Gobolada Jubbooyinka. Saraakiil u hadashay Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in saddex Nin oo u dhashay dalka Tanzania lagu soo qabtay howlgal Ciidamada Dowlad goboleedka Jubbaland ay ka sameeyeen degmada […]
Continue Reading