Dowladda oo qaadacday Doorashada Jubbaland
Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto. Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa sheegtay in aan la aqbali doonin natiijo kasta oo baalmarsan Dastuurka & Shuruucda Dalka oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland. Halkaan ka Akhriso
Continue Reading