Guddoomiye Cumar Filish oo booqday qoyska Eng. Yariisow
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa booqday guriga ay deggan yihiin qoyska uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee marxuum Ijnineer Cabdiraxmaan Yariisow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii caasimadda , wuxuuna marka hore uga tacsiyeeyey geeridii ku timid marxuumka. Gud. Cumar Finish ayaa sheegay in marxuum Ing. C/raxmaan Yariisow uu […]
Continue Reading