Wasaarada arimaha gudaha oo soo saartay habraac cusub oo loo marayo doorashada Jubaland
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo ku saabsan Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019, iyadoo horay u jireen habraacyo ay soo saartay oo aan ka dhaqan gelin Jubbaland. Soo saarista habraacan cusub ayaa ku soo beegmaya xilli ay ka socoto magaalada Kismaayo ee […]
Continue Reading