Beesha Caalamka oo shuruud ku xirtay Dhaqaalaha Doorashada Soomaaliya
Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa shuruud ku xiray bixinta dhaqaalaha ku baxaya doorashada ee ay horay Beesha Caalamka u balanqaadeen, waxaana ay dalbadeen in qeybta ugu horreysa ee dhaqaalaha ay bixinayaan marka ay muuqato doorashada inay si habsami ah u socoto, kana bilaabato saddex dowlad goboleed, isla markaana lacagaha khidmada Musharaxiinta Xildhibaannada lagu soo shubo […]
Continue Reading