QALAAFE ILAA QARDHO.. Sheekadda Xil. Muxsin!
Dagaal ka qaxiyay Qalaafe , imaatinkiisa Qardho, oo uu Macallin ka noqday iyo labadii maalin ee Doorashada oo uu soomanaa, waa sheekadda Xil. Muxsin! Nolashiisa waxay ku billaabatay dagaallo sakooye oo ka qixiyay deegaankii uu ku dhashay, shan sanno markii u jiray ayaa qoyskiisu ka baxeen Qalaafe oo ka tirsan Dawlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, […]
Continue Reading