Daawo Sawirada: Sida Muqdisho loogu soo dhaweeyey Madaxweyne C/kariim Guuleed
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho oo uu ka socdo shirka Madasha Hoggaanka Qaran, Madaxweynaha ayaa dalka India lagula sameeyey qaliin fudud oo dhinaca wadnaha ah. Madaxweyne Guuleed ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka […]
Continue Reading