Sawirro: Xaflad loo sameeyey Arday ka qalinjabisay Jaamacadda Modern

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimey oo ay ku qalin jebinayeen  arday Dhameysatey Wxbarashada Jaamacadda Modern University   ayaa ka  dhacday Hotelka SYL ee Magaaladda Muqdisho, waxaa ka qayb galay Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya, Jaamacadaha, Ururada bulshada, Warbaahinta iyo Maamulka Jaamacadda Modern. Ardaydn oo ah Dufcaddii Koowaad ee ka qalin-jebisay Modern ayaa dhammeysatay derajada Koowaad ee Bachelor, […]

Continue Reading

Sawirro: Wiil 8 Jiro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Sweden

Wiil 8 sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay Magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden. Weerarkaasi ayaa waxaa uu dhacay kadib markii Hoy ay degenaayeen qoys Soomaali ah lagu tuuray Bam gacmeed xilli ay jiifeen. Wiilkan geeriyooday ayaa lagu magacaabaa Yuusuf Warsame,waxayna isaga iyo hooyadii booqasho ku joogeen magaalada Gothenburg, […]

Continue Reading

Cadaado: Guddiga doorashada Heer dowlad goboleed oo kulamo la leh Madaxda iyo Waxgaradka Galmudug

Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Galmudug ku suggan Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug, Guddigan ayaa labadii maalmood la soo dhaafay kulamo la lahaa Madaxda iyo Waxgaradka Galmudug. Guddigan ayaa shalay kullan kula yeeshay Xarunta Madaxtooyada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, waxa ayna ka wada hadleen arimaha doorashooyinka, iyo sidii Galmudug ugu […]

Continue Reading

Sawirro: Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamanka Galmudug oo Cadaado ku soo laabtay

Wafdi xildhibaano ah uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado . Wafdigaan ayaa waxa ay ka soo kicitimeen magalada muqdisho Gudoomiyaha iyo madaxweyne kuxigeenka ayaa si wadajir ah u qabtay shir jaraa id waxaana ugu horeyn shirka kahadlay gudoomiyaha waxa uuna sheegay in ay ka […]

Continue Reading

Sawirro: Ciyaarihii Olombikada oo xalay la soo gaban gabeeyey

Ciyaaraha olombikada ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Rio dejenero ee dalka Brazil ayadoo lagu soo afmeeray xaflad si aad ah loo soo agaasimay. Ciyaarahaa ayaa waxaa marka xigta sanadka 2020 waxaa lagu qaban doonaa Tokyo Japan. Ciyaarahaa oo qaatay 16 maalmood ayaa waxaa kasoo qeyb galay 11, 303 cayaartooy oo dalalka caalamka ka kala yimid. Caalamka oo idil […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir oo si kulul uga jawaabay hadalkii Hanti-dhowraha Qaranka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, kaasoo ahaa inuu sharci darro yahay kaararka aqoonsiga oo uu bixiyo Maamulka Gobolka Banaadir. Yuusuf Jimcaale ayaa sheegay in kaararka aqoonsiga aanu wax sharci darro aheyn, isla markaana uu ka mid yahay […]

Continue Reading

Guddiga Doorashada oo wada qorshe ah in 51 xubnood ee xildhibaanka dooranaya meesha laga saaro

Guddiga doorashooyinka ayaa wada qorshayaal ay ku doonayaan sidii meesha looga saari lahaa 51-ka xubnood ee soo dooranaya Xildhibaanada Baarlamaanka, iyadoo ku sababeynaya dhowr arrimood oo qeyb ka tahay amniga, dhaqaalaha iyo waqtiga oo aad u yar. Kulamo xiriir ah oo Guddiga doorashooyinka ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayay qaabka hirgelinta doorashooyinka soo socda […]

Continue Reading

Faah faahin ka soo baxaya qaraxyadii Gaalkacyo iyo Al-Shabaab oo sheegatay (Sawirro)

In ka badan 10 ruux ayaa ku geeriyooday qaraxyo xooggan oo maanta ruxay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo qaraxyada ay ahaayeen kuwo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxa hore ayaa ka dhacay nawaaxiga xarunta dowladda Hoose ee Gaalkacyo, halkaasoo ay xafiisyo ku leeyihiin Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo, […]

Continue Reading

Dhageyso;Galmudug oo Cambaareysay weerarkii kadhacay Galkacyo

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa Canbaareeyay Weerarkii barkhanimadii Saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay Qasaare Naf iyo Maalba leh geystay. Madaxweyne ku xegeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed kaga tacsiyadeeyay dhibka loogeystay ayaga oo aan waxba ku Muteeysan. Gaalkacyo ayaa Saaka waxaa ka dhacay […]

Continue Reading