FACT SHEET ON SOMALIA’S 2016 ELECTORAL PROCESS

FACT SHEET ON SOMALIA’S 2016 ELECTORAL PROCESS The contents of this fact sheet are drawn from decisions that were reached about the electoral process during last year’s series of nationwide consultations about electoral model options and subsequent meetings of the National Leadership Forum. These decisions are contained in the Mogadishu Declaration of the National Consultative […]

Continue Reading

Sawirro: Olale nadaafadeed ka socda Magaalada Godinlabe

Waxaa maalmahaan ka socday Magaalada Godinlabe Olale nadaafadeed ay fulinayeen ururka Hooyooyinka Godinlabe, waxaana ay isku bahaysteen hormarinta Magaalada. Qashinka oo dhibaato badan ku  haya magaalada ayay ku guuleysteen in intiisa badan isugu geeyaan duleedka magaalada Halkaas oo ay ku gubeen, waxaana arintan aad u soo dhaweeyey bulshada deegaanka. Ururka Hooyoyinka Godinlabe ayaa ka mid […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan “Guddiyada Doorashooyinka Waa Inay Si cadaalad Ah u Maamulaan Doorashada”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb qaataan doorashooyinka la filayo inay dhowaan dalka ka dhacaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ay ka go’an tahay in doorashada labada aqal (Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose) iyo tan Madaxweynaha […]

Continue Reading

Shirka Maamul u sameynta Hiiran iyo Sh. Dhexe oo Maanta Jowhar ka furmaya

Shirka dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa maanta lagu wadaa inuu dib uga furmo magaalada Jowhar, halkaasoo ay tan iyo shalay ku qul qulayeen ergooyin ka kala socota labada gobol. Qaban qaabada shirka ayaa si xooggan uga socota magaalada, waxaana maanta la filayaa in wafdi ka socda Xukuumadda inay gaaraan magaalada. Wariyeyaal ku sugan Jowhar […]

Continue Reading

GALKACYO WAY FOOLANAYSAA … Qormo Kooban

Galkacyo Waa magaala madaxda gobolka mudug. Waxay Ku Taal bartama soomaaliya, magaalada muqdisho waxay u jirtaa 750km,Waa magaalo bilic ahaan qurux badan oo soo koraysaa waayadan danbe. Dadka Wada dagan magaalada Galkacyo Waa dad lagu xanto ad adeeg iyo karti, hadana malahan doorasho, waa kuwa aan xor aheyn waxaa xargo adag ku haysta QABIIL. Waa […]

Continue Reading

Habeen kasta Hal Dayaarad… W/Qorey: Yusuf Garaad

Khamiis 18-kii August waxaan qoraySubax kasta Soddon Dayaaradood. Waxaan uga hadlay tirada dayaaradaha maalin walba yimaada Soomaaliya ee ka soo ambabaxay Kenya iyo tafaasiishooda sida waxa ay sidaan iyo meelaha lagu baaro. Hadda waa habeenkii. Habeen kasta ugu yaraan hal dayaarad ayaa ka degta garoonka dayaaradha ee Muqdisho iyada oo aan nal ishu qaban karto […]

Continue Reading

Sawirro: Hooyoyinka Godinlabe oo soo bandhigay Agabka Dhaqanka Soomaalida

Ururka Hooyoyinka Magaalada Godinlabe ayaa xaruntaa maamulka ku soo bandhigay agabka hidaha iyo dhaqanka u leeyihiin ummadda Soomaaliyeed, ujeedada Bandhigan ayaa ahaa sidii loo nooleyn lahaa dhaqanka Soomaalida oo hoos dhac badan ku yimid dhulka Soomaaliyeed. Dhaqanka Soomaalida ayaa ah mid ku qotoma Miyiga, waxaan inta badan agabka miyada laga adeegsado gacanta ku sameeya haweenka […]

Continue Reading

Imaamyada Masaajidda Sucuudiga oo lagu amray in aysan Habaari karin Yuhuudda

Wasaarada arrimaha diinta ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya  ayaa amar ku siisay 100 kun  oo ah imaamyada Masaajidda waaweyn ee dalkaasi  in ay iska ilaaliyaan siyaasada iyo arrimaha mad-habta diimaha qudbadooda, iyo inay xooga saaraan oo kaliya diinta. Wasaaradda ayaa si gooni ah uga digtay in la inkaaro dad ama waddamo waqtiga salaada, taas oo u […]

Continue Reading

Xirashada Xirsigu waa Sunno. Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen

Muslimiintu xirziyada waa xirtaan, carab iyo cajamba. Waxay ku xirtaan oo surtaan luqunta, ama cududda, ama dhexda dharka hoostiisa. Waxaana loo xirtaa ayadoo Ilaahay Tacaalaaالله تعالى\ looga magan gelayo shaydaan, cudurro, ilaysi, xaasidnimada iyo dhibaato oo idil. Xirziga waxaa ku dhigan Quraan iyo ducooyin Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam uu […]

Continue Reading