Sawirro: Samsung oo Amartay in Lasoo Celiyo Taleefonka Note 7

Shirkadda Mobile-da Samsung ayaa maanta hakisay iibinta taleefonada gacmeedkeeda Galaxy Note 7, laba toddobaad kadib un markii ay billowday, kadib markii la ogaaday in qaar mid ah ay qarxeen ayaga oo la kaarikeynayo. Koh Dong-jin, oo ah madaxweynaha qeybta taleefon gacmeedka ee Samsung ayaa sheegay in macaamiisha horey u iibsaday taleefonkan loogu beddeli doono taleefono […]

Continue Reading

Yaasiinka!….. W/Qorey: Yuusuf Garaad

Cabdi Muxumed Amiin AUN wuxuu ahaa mu’allif iyo mufakir aragti dheer oo badiyaa xagga siyaasadda iyo bulshada wax ka yiraahda. Wuxuu ahaa halgamaa bulsho iyo mid siyaasadeed. Halkan waxaan ku soo gudbinayaa Heestiisa Yaasiinka Yaasiinka oo ah erayo uu isagu curiyay taas oo ah tusaale dhaxal-gal ah:   Anigoo yamaarug yulbinaaya Anigoo yartedya yaaq la […]

Continue Reading

Akhriso: Galmudug oo Digniin u dirtay Puntland iyo Dowladda Federaalka

Galmudug State Office of the Vice President Madaxtooyada Galmudug, Cadaado.  War saxaafadeed Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu shir-gudoominayey Madaxweyne ku-Xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha, laguna gorfeeyey arrimaha amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha, islamarkaana sigaar ah diiradda loogu saarey arrimaha cakiran ee kataagan magaalada Gaalkacyo, ayaa Xukuumaddu waxa ay kasoosaartey: 1. […]

Continue Reading

Sawirro: Hoggaanka NUSOJ oo Cadaado kula kulmay Suxufiyiinta Galmudug

Kullan muhiim ah ayaa xalay magaalada Cadaado ku dhexmaray Xoghaya Guud ee ururka Suxufiyiinta Qaranka NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu, Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee NUSOJ C/fitaax Xasan Faarax, iyo Suxufiyiinta Galmudug. Suxufiyiinta Kullan ka soo qeyb galay ayaa u badnaa suxufiyiinta degmada Cadaado, Waxaana Hoggaanka NUSOJ ka wada hadleyn arimo badan oo ay ka mid […]

Continue Reading

Sawirradii ugu dambeey ee Magaalada Guriceel Janaad

Halkani waa Magaalada Guriceel janaad, waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu hormarka badan gobolka Galgaduud, Waxaa ka jira ganacsi bulaalay, waxaa ku xeeray tuulooyin farabadan kuwaas oo ay magaalo u tahay. Isha dhaqaale ee ugu muhiimsan ee Guriceel waa xoolaha nool, inkasto oo sanadahan iibsiga xoolaha nool ee gobolada dhexe ay qiimo dhacday, Badeecada […]

Continue Reading

Mareykanka Liiska argagixisada ku daray Sheekh C/qaadir Muumin

Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka Liiska argagixisada ee sida gaarka ah loo callaameeyay ku dartay Wadaadka lagu magacaabo Sheekh C/qaadir Muumin oo dhowaan ku biiray Ururka Daacish. Amarka Madaxweyne Obama ee tirsigiisu yahay 13224 ayaa dhigaya cunqabateyn lagu soo rogi karo shaqsiyaadka iyo kooxaha la go’aamiyay inay halis ku yihiin Mareykanka. C/qaadir Muumin ayaa madax u ah […]

Continue Reading

Dhageyso: Al-Shabaab oo baahisay magaca iyo beesha uu u dhashay ninkii fuliyay weerarkii Hotel SYL

Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday ninkii fuliyay weerarkii is-miidamainta ahaa ee maalin ka hor lagu qaaday Hotelka SYL ee ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya. Ninkan ayaa magaciisa lagu sheegay Jaabir C/llaahi Diiriye, sidoo kalena loo yaqaano Shugri waxaa uu u dhashay Beesha Mareexaan, Al-Shabaab ayaa sheegtay in Jaabir oo kaxeynayay gaari kuwa […]

Continue Reading

Dusmo-reeb iyo Guriceel Xabsi kor ka furan…. Qormo kooban

Dusmo-reeb waa caasimadda rasmiga ah ee dowlad goboleedka Galmudug, iyo xarunta gobolka Galgaduud, Waa magaalo qadiimi ah, Waxa ay nasiib u yeelatay loolanka kooxo iska soo horjeeda oo isku haya awoodda gobolada dhexe. Hadda waxaa gacanta ku haya maamulka Ahlu sunna, oo muddo halkaasi kula dagaalamay ururka Alshabaab, iyo ciidamada dowladda oo ay isku hayeen […]

Continue Reading

Wariye C/Xakiim Cumar Jimcaale oo geeriyooday

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Nafwalba waqtigeeda ma dhaafayso, dhammaan shaqaalaha shabakadda Ceelhuur Online waxa ay Tacsi u dirayaan Ehelkii iyo bahda Saxaafadda geerida Allaha u Naxaristo Wariye Abdihakim Omar Jimcale oo ku Geeriyooday isbitaal ku yaal Minnesota dalka Mareykanka oo waayahan uu ku xanuunsanaa. Samir Allaha ka siiyo dhamaan Asxaabta iyo Ehelka gaar […]

Continue Reading