Magaca iyo Calanka Maamulka Cusub ee Hiiraan iyo Sh.Dhexe
Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa isku raacay magaca uu yeelanayo maamulkan in uu noqdo HirShabeelle oo ah magac labada gobol u taagan. Sidoo kale waxaa Ergada meel mariyeen calanka uu yeelanayo maamulka oo midibkiisu yahay qeyb calanka buluuga ee dhexda xidigta ku leh, doog cagaaran oo wehliya geed […]
Continue Reading