52 Qof Oo Ku Dhintay Dibad Baxyo Ka Socda Itoobiya.
52 Qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyada ka socda wadanka itoobiya gaar ahaan gobolka Orommada intii lagu guda jiray xaflad diimeed la soo bandhigay waa sida ay sheegeyso dowladda itoobiya. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in dadka dibadbaxyada dhigaya ay dhinteen qaar ka mid oo ay is buurteen ciidamada Booliiska kadib marka ay ku fureen dibadbaxyaasha gaaska indhaha […]
Continue Reading