Galmudug oo si buuxda ula wareegtay Godinlabe

Waxaa saaka dagan jawiga magaalada Godinlabe, waxaana si buuxda ula wareegay ciidamada Galmudug, kadib markii xalay saqdii dhexe ay isaga baxeen ciidankii Ahlu sunno. Ciidanka Galmudug ayaa hadda ku sugan inta u dhaxeysa Godinlabe iyo mareergur, halka kuwa Ahlu sunno joogaan mareergur, waxaana Odayaasha Cadaado ku guuleysteen inuu isasoo dhiibo sarkaal lagu magacaabo C/qaadir Afweyne […]

Continue Reading

Cismaan Barre Maxamed guddoomiyaha Cusub baarlamaanka Hirshabeelle (Sawirro)

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ku guuleystey Mudane Cismaan Barre Maxamed oo helay codad gaaraya 61   halka uu musharixii la tartamayay ee Abuukar Xasan Cali oo ka helay codad gaaraya 28cod . Codbixintan ayaa waxaa goobjoog ka ah guddoomiyaha baarlamaanka federalka Soomaaliyeed Maxamed Cismaan Jawaari iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federalka oo […]

Continue Reading

Galmudug oo warka soo saartay dagaalada Puntland iyo Sufo ku soo qaadeen

War-Saxaafadeed Dowlad Goboleedka Galmudug waxay cadeyneysaa in dagaallo abaabulan oo sadex geesood ah oo ka kala soconaya deegaanada Gaalkacyo, Miracowleed iyo Godinlabe ee ka kala tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Dagaaladaas abaabulan waxaa nagu soo qaaday oo isku bahaysanaya Maamulka Puntland iyo kooxda Sufo, ujeedaduna ay tahay in lagu wiiqo nabadda iyo xasilloonida dadka iyo […]

Continue Reading

Ciidanka Galmudug oo la wareegay Goobta laga dhisayey Maxjarka Galkacyo

Dagaal culus oo galabta ka qarxay galbeedka magaalada Galkacyo ayaa wali socda waxaana ciidanka Galmudug u suurtagalay in ay la wareegaan goobihii dhismaha Maxjarka ka socday. Madaafiic culus ayaa la isweydaarsanayaa, waxaa dagaalkan yahay mid xooggan, daryanka madaafiicda ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada, waxaana la sheegayaa in labada iska gubeen gawaari dagaal. Dhaawacya ayaa la […]

Continue Reading

Dagaal Culus iyo Duqeyn ka socota Magaalada Galkacyo

Waxaa goordhow ka bilowday magaalada Galkacyo Dagaal culus oo ku bilowday duqeyn madaafiic, waxaana ciidamada Puntland koofurta Galkacyo ku duqeeyey Madaafiic, lamana khaasaraha ka dhashay madaafiicdaas, inkasta oo ay ku dhacayeen goobo banaanka magaalada ah, kadibna waxaa xaafada Garsoor ka socda Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntland. Dagaalka oo daqiiqaado socda […]

Continue Reading

Waa sidee maanta Xaalada magaalada Godinlabe?

Waxaa maanta dagan jawiga magaalada Godinlabe oo ay shalay ku dagaalamay Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu sunno, waxaana barakacay dadkii daganaa magaaladaa, iyagoo inta badan u qax,ay degmada Cadaado. Dagaalkii shalay ayaa waxaa ka dhashay khasaare soo gaaray labada ciidan, isbitaalka Cadaado ayaa waxaa la geeyey 16 dhaawac ah, halka isbitaalada Dhuusomareeb iyo Guriceel la […]

Continue Reading

Faah faahino:kasoo baxaya dagaalkii kadhacay godinlabe dhimashada iyo dhaawaca labada dhinac oo kordhaya

Faah faahino dheraada ayaa kasoo baxaya dagaalkii maanta kadhacay magaalada godinlabe ee gobolka galgaduud dagaalkani saakay barqadii kabilowday godinlabe ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala gadisan. dagaalka ayaa udhexeeya cidaamada NISA ee kahowlgala deegaanada Galmudug Ciidamada xooga dalka qeybta 21AAD iyo kuwa galmudug oo isku garaba waxaana kasoo horjeeda ciidamo maleeshiyaada iyo ciidamada ahlusuna oo […]

Continue Reading

Taliyihii Ciidamada Ahlusuna oo ku dhintay dagaalkii Godinlabe

Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa Mareeb ayaa sheegay in Taliyihii ciidamada Ahlusuna Axmed Maxamed Odawaa (Axmed Dheere) uu ku dhintay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud. Dagaalka oo labo jeer ka dhacay deegaanka ayaa markii hore waxaa uu u dhaxeeyay Ciidamada Galmudug iyo maleeshiyo hubeysan, waxaana dagaalka ku soo biiray Ciidamo ka […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray godinlabe iyo xabad wali kasocota

Madaxweyaha Galmudug c/kariin xuseen guuleed ayaa goordhow gaaray maagalada godinlabe oo ay kudagaalameen ciidamada galmudug iyo malaashiyaad iyo  ahlusuna oo is garabsanaya. Godinlabe maanta waxaa gacan ku heyntiisa la wareegay Ciidanka Ahlu-suna iyo Maleeshiyaad hubeysan kadib markii ay halkaasi kula dagaalameen Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Galmudug. madaxweynaha galmudug kuxegeenkiisa wasiiro iyo xildhibaano ayaa kusagan kontorolka soke ee soo […]

Continue Reading

Dagaal culus oo ka socda Magaalada Godinlabe

Waxaa dagaal culus daqiiqado ka hor ka bilowday magaalada Godinlabe, dagaalkan ayaa u dhaxeeya ciidamada dowlad goboleedka Galmudug, iyo Maaleeshiyo jidgooyo dhigtay duleedka magaalada oo garab ka helaya Ahlu sunna. Waxaa dagaalku hadda ka socdaa gudaha magaalada, waxaana ka qeybgalaya gawaarida dagaalka, waxaana goobta goor dhow gaaray ciidamo xoojin ah oo Cadaado ka baxay, waana […]

Continue Reading