Cumar C/rashiid, Faroole iyo Jurile oo ku soo baxay Doorashada Aqalka sare ee Puntland
Ra’isilwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guuleystay kamid noqoashada xubanaha aqalka sare ee dalka kadib marki uu tartan kaga guuleystay Aamina Aadan. Xili weli ay xilibaanada puntland ay dooranayaan xubnaha aqalka sare ee dalka ayaa waxaa kursigi ugu horeeyay ee kuraasta aqalka sare ee puntland helay uu ku guuleystay Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke. […]
Continue Reading