Cabdullaahi Roob da’ay Afhayeenka cusub Madaxtooyada Galmdug (Akhriso)
Madaxdweynaha Dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Wariye Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob da’ay u magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Galmudug. Halkaan hoose ka aqriso digreetada Madaxweynaha.
Continue Reading