Wasiirka maaliyada oo looga guuleystay kursigii xildhibaanimo ee ugu lacagta badnaa
Wasiirka Maaliyada Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan fargeeti ayaa waayay kursiga Xildhibaanimada Baarlamaanka cusub ee soo socda, kadib markii looga adkaaday Doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo. Wariye kusugan Magaalada Baydhabo ayaa soo sheegaya Doorasho maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo in looga adkaaday Wasiir Fargeeti. Maxamed Aadan fargeeti Wasiirka Maaliyada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa helay codad […]
Continue Reading