Gudiga doorashooyinka dadban ee heer maamul goboleed oo wakiil ka ah Somaliland ayaa soo saaray Musharaxiinta xubnaha Aqalka sare ee u tartamaya gobolada waqooyi.
Xubnaha oo dhowr ah ayaa loo qeybiyay gobolada kala duwan ee waqooyiga Soomaaliya, waxaana musharixiinta kamid ah xubno xilal horey kaga soo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya iyo dowlada haatan dhisan.
Comments are closed.