Faafaahin Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Qarax ismiidaamin ah ayaa saacad ka hor ka dhacay wadada hormarta Tiyaatarka Qaranka iyo guriga Hooyooyinkan, Qaraxaan ayaa burburiyey Maqaayada THE VILLAGE oo ku dhagan guriga Hooyooyinka. Ciidamada Ammaanka ayaa la sheegay in ay joojiyeen gaariga qarxay oo xowli ku socday, waxaana warar aan haleyno qeexayaan in bartilmaameedka Qaraxan uu ahaa Taliyaha Booliska Qeybta Waliyow […]

Continue Reading

Taliye xigeenka Booliska Puntland oo Boosaaso lagu dhaawacay

Kooxo hubeysan ayaa saaka ku toogtay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Puntland Jaamac Saxardiid, Taliyaha ayaa dhaawaciisa loola cararay isbitaalka weyn ee Magaalada Boosaaso. Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysnaayeen bistoolado, iyagoo ka baxsaday goobta falku ka dhacay. Magaalada Boosaaso oo ah xarunta ganacsiga […]

Continue Reading

Waaxda Socdaalka & Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku wargalisay ajaanibta sharci darada dalka ku joogta in ay deg deg isku soo diiwaan galinayaan

Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa muddo laba todobaad ah u qabatay in ay isku soo diiwaan galiyaan ajaanibta dalka sharci darada ku jooga, waxaana warqadaan ku socotaa dhammaan hay’ada ay u shaqeyaan ajaanibtan. Warqada ayaa lagu xusay in sanadka 2017 la sameyn doono howlgalo lagu soo qabanayo ajnabiga sharci darada dalka ku jooga.

Continue Reading

Akhriso: 11 kursi oo ay laaleen Gudiga doorashooyin

Shabkadda Ceelhuur Online (www.ceelhuur.com) ayaa heshay magacyada 11 kursi oo ay laaleen natiijadooda guddiga doorashooyinka heer federaal kuwaasi oo kala ah: 1. Maxamed Cabdullaahi Nuux (Jidle/Hirshabelle) 2. C/laahi Maxamed Aadan ( Gaaljecel/Jubaland). 3. Cabdi Maxamuud Axmed (Majeerteen/Ugaar Saleeban/ Puntland). 4. Sharmarke Garaad Saleebaan (Dhulbahante/Puntland). 5. Cabdicasiis Saalax Carmaan (Carab Soomaali/HirShabelle). 6. Maxamed Axmed Abtidoon (Gaabane/Saleebaan/Galmudug). […]

Continue Reading

Musharax C/qaadir Cosoble oo gaaray Magaalada Kismaayo (Sawirro)

Musharaxa Madaxweynaha C/qaadir Cosoble Cali ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, halkaasoo aheyd maalmihii la soo dhaafay tagayeen Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha. Mr C/qaadir Cosoble ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo Xildhibaanada labada aqal, Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland. Waxaa uu shalay kulan qado ah la qaatay Xildhibaanada labada Aqal, isagoo u […]

Continue Reading

Galmudug oo taalo u dhiseysa Askartii Mareykanka uu ku laayay deegaanka Jeexdin (Sawirro)

Maamulka Galmudug ayaa taallo u dhisaya Ciidankii Mareykanka uu 28-kii September ee sanadkan ku laayay deegaanka Jeexdin ee Bariga Gobolka Mudug. Qaar ka  mid ah Mas’uuliyiinta deegaanka iyo Qurbajoogta deegaankaas ayaa hadda dhagax dhigay Taallo loo dhisayo Ciidamada Galmudug uga dhintay weerarkii ay Mareykanka ka fuliyeen Gobolkaasi dhowr bilood ka hor. Dowladda Mareykanka ayaa raalli […]

Continue Reading

Gudiga doorashada Galmudug iyo kan Federaalka oo isku khilaafsan Sharciyadda Qaar kamid ah kuraastii lagu doortay Cadaado (Cadeyn)

Shakabadda Ceelhuur Online (ceelhuur.com) ayaa heshay warqad gudiga doorashada Galmudug u diray gudiga doorashooyinka dadba ee Federaalka, warqad ayay ka muuqataa in labada guddi isku khilaafsan yihiin sharciyadda qaar ka mid ah kuraasta lagu doortay magaalada Cadaado. Gudiga doorashada Galmudug ayaa difaacay in dhammaan kuraaastii lagu doortay Cadaado ay doorashadoodu u dhacday si sharci ah […]

Continue Reading

Xildhibaanada Cusub oo la siinayo shahaadooyinka iyo kaararka Xildhibaanimo

Gudiga doorashooyinka dadban ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegeen in xildhibaanada la siinayo shahaadooyin iyo kaararka xildhibaanimo. Doorshada xildhibaanada Soomaaliya ayaa maraysa heer gabangabo ah, waxaana ilaa hadda la doortay 246 aqalka hoose ah iyo 43 aqalka sare. Warar ayaa sheegaya in ka badan 20 xildhibaan aysan heli doonin kaararka iyo shahaadooyinka xildhibaanimo, madaama […]

Continue Reading

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Galmudug iyo H/shabeelle oo soo dhameeystiray doorashooyinka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo soo dhameeystiray doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka kala dhacayey magaalooyika Cadaado iyo Jowhar. Madaxweynaha ayaa sheegay in doorashooyinkii Golaha Shacabka ee ka dhacay Cadaado iyo Jowhar ay u qabsoomeen si xasilooni iyo dimuqraadiyad ku dheehan […]

Continue Reading