Cadaado: Askar la goostay gaari ay wateen ciidanka Amisom
Askar ka tirsan qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa la goostay gaari cabdile ah oo ay wateen ciidanka AMISOM ee Cadaado ku sugan. Askartan oo la shaqeynayey ciidanka Amisom ayaa la sheegay in ay ka gadoodeen mushaar la’aan soo wajahday, waxa ayna gaarigan ula baxsadeen dhinaca magaalada Dhuusamareeb, inkastoo ciidanka Ammaanku ku guuleysteen in […]
Continue Reading