Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa muddo laba todobaad ah u qabatay in ay isku soo diiwaan galiyaan ajaanibta dalka sharci darada ku jooga, waxaana warqadaan ku socotaa dhammaan hay’ada ay u shaqeyaan ajaanibtan.
Warqada ayaa lagu xusay in sanadka 2017 la sameyn doono howlgalo lagu soo qabanayo ajnabiga sharci darada dalka ku jooga.
