Sawirro: Khasaare ka dhashay Gaari AMISOM oo jiiray gaari shacab duleedka Muqdisho
Gaari bas ah oo ka yimid degmada Afgooye ayaa waxaa dulmaray gaari ciidan oo ay leeyihiin AMISOM, shilkaan ayaa ka dhacay degaanka calamada ee duleedka Magaalada Muqdisho, inta la xaqiijiyey 5 qof oo shacab ah ayaa shilkaas ku dhintay ah , halka 15 kale ay ku dhaawacmeen, iyadoo burbur xoogan uu soo gaaray gaariga rakaabka ahaa. […]
Continue Reading