Sawirro: NISA oo soo bandhigtay Lacag Been abuur ah oo ay qabteen
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay magaalada Muqdisho Lix qof oo ka shaqeynayay inay soo saaraan lacag Dollar ah oo Been abuur ah. NISA ayaa sidoo kale saxaafada u soo bandhigtay Qalabkii lagu sameynayay lacagtaan iyo waliba lacagtii ay sameeyeen shaqsiyaadkaan ciidanka ammaanka ay gacanta ku soo dhigeen. War qoraal […]
Continue Reading