Akhriso: Magacyada Musharixiinta Guddoonka Aqalka Sare

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa joojiyay qabashada Araajida Musharaxiinta u tartamaya xilalka Guddoonka Aqalka Sare ee dalka. 16-Musharax ayaa isku soo taagay Guddoomiyaha Aqalka Sare, Guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad, sida uu ku dhawaaqay Guddiga Qaban qaabada Doorashada. Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta u taagan xilalka kala duwan […]

Continue Reading

Ha kufsane karaamee!

Ha kufsane karaamee!   Anigu ma daawan muuqaalkii maalmahan baraha bulshada la wareejinayey, sida aanan u daawan muuqaallada la jaadka ah, ee dhiig iyo dhibbane ay ka muuqdaan, ee caloolrogmad iyo uur ku taallo kaliya kugu reebaya, oo laabta ayaa daalacatee, ishaydu ma daawato. Intii sanado ahba, waan ka reebay heddeyda, in ay daawato muuqaalladaa […]

Continue Reading

Wariye lagu xiray gobolka Hiiraan

Ciidamada Amaanka ee ku sugan magaalada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa xalay gurigiisa kala baxay mid ka mid ah wariyeyaasha ka howgala magaaladaas. Lama oga sababta ka dambeysay in Ciidamada ay kala baxaan gurigiisa wariye Amiin C/asiis Sheekh Cali, oo ka howlgala Radio Hiiraan-weyn qeybta Buula-burde. Agaasimaha Idaacadda Hiiraanweyn Maxamed Cusmaan Makaraan oo la hadlay saxaafadda ayaa […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey ee Khilaafka Siyaasadeed Galmudug.

Wafdi isugu jira Labada Aqal  Ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Galmudug ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado oo Xarun  KMG u ah Dowlad Goboleedka Galmudug. Wafdiga ayaa waxaa Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa,waxaana Magaalada Cadaado ay u tageen in ay Xaliyaan Khilaafka ka taagan Magaalada Cadaado ee ka dhashay […]

Continue Reading

Xarunta Cilmi baarista CDRC – itoobiya oo warbixin ka qortay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Warbixin ay soo saartay Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (The Centre for Dialogue, Research and Cooperation (CDRC) oo Xarunteeda Dhexe ku taallo Caasimadda dalka Ethiopia ayaa waxa si qoto dheer looga hadlay Saadaasha Siyaasadda Somalia iyo Murashaxa noqon kara Madaxweynaha Mustaqbalka ee Somalia. Warbixinta Bilaha ee CDRC oo Cinwaan looga dhigay Waxyaabaha ku hareeraysan Xilliga […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga u soo magcaabdey Soomaaliya. Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu xafiiskiisa ku soo dhoweeyey Safiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Dr Mohamed Abdi-kani Al-Khayat, waxa uuna ka guddoomay warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaddib markii uu soo magcaabay boqorka […]

Continue Reading

Daawo: Al-Shabaab oo dilay askari maxbuus ahaa oo ka tirsanaa ciidanka Amisom

Al-Shabaab ayaa dilay askari ka tirsanaa ciidamada Uganda ee qayb ka ah howlgalka AMISOM oo  muddo sanad ah maxbuus ahaa. Askarigan ayaa diray fariintii ugu dambeysay intaan Askari Shabaab ah Madaxa ka toogan, Askarigan ayaa  kasoo muuqday filim kooban oo ay baahisay Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab. Askarigan oo lagu magacaabo […]

Continue Reading

10 Sababood oo Xasan Sheekh u mudan yahay in Markale la doorto.

Tani waa qormo aan ku cabirayo aragtideyda ka muwaadin ahaa masuulka aan is leeyahay wuu ku haboonyahay inuu qabto xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadd Federaalka Soomaaliya, waxaa suurtagal ah adiga aqrisanaya inaad iga fikir duwan tahay. Soomaaliya ayaa maraysa waqti doorasho, waxaana soo idlaaday inta badan doorashada xildhibaanada labada aqal (Golaha Shacabka iyo aqalka sare), waxaana 11 […]

Continue Reading

Sawirro: NISA oo soo bandhigtay Lacag Been abuur ah oo ay qabteen

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay magaalada Muqdisho Lix qof oo ka shaqeynayay inay soo saaraan lacag Dollar ah oo Been abuur ah. NISA ayaa sidoo kale saxaafada u soo bandhigtay Qalabkii lagu sameynayay lacagtaan iyo waliba lacagtii ay sameeyeen shaqsiyaadkaan ciidanka ammaanka ay gacanta ku soo dhigeen. War qoraal […]

Continue Reading