Kursigii C/qaadir Gaafow oo maanta Dib loogu tartamayo
Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhaceysa Doorashada Hal kursi oo ku celis ah, kaas oo Degaan Doorasho ahaan ka soo jeeda Maamulka Galmudug. Doorashadan ayaa lagu qabanayaa xarunta Iskuul buluusiyo ee General Kaahiye, Saxaafada ayaa xalay lagu soo wargeliyay in ay goob joog ka ahaadaan Doorashadan, waxaana lagu wadaa in iyaga oo koox ah goobta […]
Continue Reading