Shabaab oo 7 Ruux ku xiray Tuulo Barwaaqo gobolka Gedo
Al-Shabaab ayaa la sheegay in Tuulo Barwaaqo oo 18-KM u jirta Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ay ku xireen 7 Qof oo labo ka mid ah ay yihiin Haween, sid ay sheegeen Dadka Deegaanka. Shabaabka ayaa dadka ay xireen waxa ay ku eedeeyeen in ay wax ka maleegeen dilka Sarkaal Shabaab ka tirsanaa Shabaab, kaas […]
Continue Reading