Sawirro: Cadaado dhismaha 4 Waddo oo dhamaaday
Wasiiru dowlaha arimaha gudaha iyo dowladaha hoose Galmudug Cumar Maxamed Diiriye iyo Gudoomiye ku xigeenka degmada Cadaado Nuur Yarow Xayle ayaa wadajir xariga uga jaray 4 wado oo cusub, kuwaas oo la saaray jaay. Wadooyinkan ayaa waxaa maalgaliyey Maamulka degmada iyagoo dhaqaalaha ka helay sanduuqa horumarinta dowladaha hoose JPLG (Joint Program Local Governments). Wadooyinkan xarigga […]
Continue Reading