Akhriso: Magacyada iyo shaqada Guddiga ilaalinta Anshaxa doorashada Madaxweynaha

Wararka Maanta

Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magacaabay guddi ilaalinta anshaxa doorashada Madaxweynaha, gudigaas oo ka kooban 9 xubnood. xubnaha la magacaabay ayaa ah shakhsiyaad bulshada rayidka laga soo xulay, kama mid ahan xildhibaanada barlamaanka.

Guddiga-Ilaalinta-Anshaxa-iyo-Asluub-Wanaagga1-Copy-page-001Guddiga-Ilaalinta-Anshaxa-iyo-Asluub-Wanaagga1-Copy-page-002