Akhriso: Darasaad Sadaalisay Guusha Xasan Shiikh ee Doorashada 2017-ka
Warbixin ay soo saartay Hay’adda Data Grid Somalia Limited ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu mar kale ku guuleysanayo Xilka madaxweynaha Soomaliya doorashada 8-da Bisha February dhacaysa. Warbixinta ayaa lagu sheegay in wareega Kowaad ee doorashada Madaxweyne Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu ku gacan sareyn doono , islamarkaana uu heli doono […]
Continue Reading