Cadaado oo Caawa looga dabaal dagay guusha Madaxweynaha Cusub Farmaajo
Kadib markii lagu dhawaaqay in Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ku guuleystay Madaxweynaha dowlada federaalka ah Soomaaliya ayaa waxaa dabaaldagyo ka bilowdeen xaafadaha Magaalada Cadaado, caasimadda kumeelgaarka ah Galmudug. Ciidamada Ammaanka ayaa rasaas dabaal dag ah ridayey, waxaana dadweynuhu isugu soo baxeen wadooyinka Magaalada, Cadaado ayaa Caawa soo dhaweysay guusha Madaxweynaha Cusub Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. […]
Continue Reading