Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada lagu soo dhaweeyey
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta Villa Somalia kula kulmay madaxwaynihii hore mudane Xassan Shiikh Maxamuud. Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa balan qaaday madaxwaynaha cusub inuu la shaqayn doono, wuxuu sheegay cid kasta iney ka shaqaynteeda masuuliyadi ka saaran tahay. Madaxwayne Farmaajo ayaa sheegay in laga wada shaqeeyo […]
Continue Reading