Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada lagu soo dhaweeyey

Wararka Maanta

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta Villa Somalia kula kulmay madaxwaynihii hore mudane Xassan Shiikh Maxamuud.

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa balan qaaday madaxwaynaha cusub inuu la shaqayn doono, wuxuu sheegay cid kasta iney ka shaqaynteeda masuuliyadi ka saaran tahay.

Madaxwayne Farmaajo ayaa sheegay in laga wada shaqeeyo horumarinta waddanka ay suurta galin karto isku filnaansho, waxaana sawiradda hoos ka muuqda laga dareemayaa sida labadan masuul ugu faraxsan yihiin kullanka.

#SoomaaliyaGuul.

FB_IMG_1486827537047 FB_IMG_1486827540483 FB_IMG_1486827544847 FB_IMG_1486827580628 FB_IMG_1486827595418 FB_IMG_1486827599283 FB_IMG_1486827618808 FB_IMG_1486827623023