Madaxweyne Farmajo oo la kulmay Safiirka Talyaaniga

Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Carlo Campalina. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhambaal ka guddoomay safiirka dowladda Talyaaniga Ambassador Carlo  Campalina, kaas oo uu ka siday Ra’iisul wasaaraha dalkaasi, madaxweynaha iyo safiirka ayaa iska wareystay xiriirka labada dal oo ah mid taariikhi ah oo […]

Continue Reading

Xildhibaan ku geeriyooday Muqdisho

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun, waxaa caawa isbitaalka Digfeer magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Saciid Geeddi oo ka tirsanaa Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Jannadii Fardowsa Alle ha ka waraabiyo. Xildhibaanka ayaa muddooyinkan xanuunsanayey wuxuuna ahaa mudanaha kaliyah ee aan ka qeyb galin doorashadii 8-dii bishan. Guddoonka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid […]

Continue Reading

Sawirro: Erdogan oo Booqasho ku tagay dalka Baxreyn

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa maalinimadii Axadda booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Manama ee caasimada dalka Baxreyn. Booqashadan hal maalin ayaa Erdogan waxa soo dhaweeyey boqorka dalkaasi Xamad Bin Ciise, waxayna salaan ka qaateen ciidamada dalkaasi. Dhanka kale labada masuul ayaa kawada hadlay xiriirka labada dal, waxaana la filayaa in beri oo isniin […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Rugta Ganacsiga

Madaxweyne Soomaaliya iyo rugta ganacsiga oo isku Afgartay in loo Gurmado Dadka Abaaruhu Samaeeyeen Waxaa Xarunta Rugta Ganasiga ee Magaalada Muqdishi Shir Jaraaid ku qabtey Agaasimaha Guud ee Rugta Ganacsiga mudane Cabdi Abshir Dhoore waxaana Shirkaas Jaraaid Ujeedkiisu ahaa faahfaahinta Kulan ay Ganacsato Soomaaliyeed oo uu hogaminyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Cabdikariim […]

Continue Reading

4 Questions For the New Somalia President

Yesterday, following a drawn out process of indirect elections, Abdullahi Mohamed Farmajo was chosen by parliamentarians to be President of the Federal Government of Somalia. The election of the former prime minister came after the incumbent and runner-up Hassan Sheikh Mohamud conceded defeat following two rounds of voting. The presidential vote followed the recent election […]

Continue Reading

Barlamaanka Somaliland oo ansixiyey Saldhig ciidanka Imaaraatka ee Berbera

Kulan wadajir ah oo ay yeesheen Labada Aqal ee baarlamaanka Somaliland ayaa lagu meelmariyay heshiis saldhig ciidan loogu ogolaanayo dalka Imaaraadka Carabta inuu ka sameyso magaalada Berbera. Kulankan wadajir ah ee Labada Gole ayaa waxaa kasoo qeybgalay madaxweynaha Somaliland iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada oo u ol’oleynayay in heshiiskan la meelmariyo. Xildhibaannada kulankan ka […]

Continue Reading

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Warmaxan Shabeelaha Hoose

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda  Soomaaliya iyo  Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii dagaalyahannada Al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaankaasi. Laba ruux ayaa ku nafwaayey dagaalkaasi, iyadoo dhaawaca uu intaasi ka badan yahay. Goobjooge ku sugan Warmaxan ayaa sheegay […]

Continue Reading

Soomaaliya oo yeelanaysa Lacag cusub

Gudoomiyaha Bankiga Dhexe Bashiir Ciise Cali ayaa Sheegay in Sanadkan ay Soo Daabici Doonaan Lacago Cusub oo Shilin Somali ah Waxaana ku Baxaya 60 Milyan. Lacagta ayaa qorshaha laga leeyahay ah sidii ay uxoojin leheyd Awooda Lacagta Shilinka Soomaaliga oo hada Suuqyada qaar Gabaabsi ka ah Waxa ay Daba Socotaa Hoos udhaca Mudooyinkan ku Yimid […]

Continue Reading