Dhoobo Daareed oo lagala laabtay xasaanadii xildhibaanimo ee baarlamaanka puntland
Baarlamaanka Puntland ayaa fadhi uu maanta ku yeeshay magaalada Garowe waxaa uu xasaanaddii Xildhibaannimo ka qaaday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland C/xakiin Dhoobo Daareed. Mooshin laga keenay C/xakiin Dhoobo Daareed oo ahaa xasaanad ka qaadid kursiga Xildhibaannimo ayaa waxaa saxiixay illaa 38 xildhibaan, waxaana lagu soo eedeeyay inuu ku xadgudubay dastuurka Puntland iyo xuduudaheeda. Fadhiga […]
Continue Reading