Ra’iisulwasaare Kheyre oo maanta xilka la wareegay (Sawirro)
Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana goob joog ka ahaa xubnaha golaha Wasiirada ee xilka sii heyn doona inta laga soo magacaabayo gole wasiiro oo cusub. Ra’iisal Wasaarihii hore mudane […]
Continue Reading